March 1, 2026

Somali

Africa News Somali

Jubaland: Ciidamada JISA oo burburiyay xeryo Khawaarij ah, in ka badan 60 dagaalyahan oo la dilay.

Kismaayo (Horncurrent) – Madaxweynaha Jubaland, Ahmed Islam Mohamed Madobe, ayaa warsaxaafadeed ku baahiyay bartiisa Facebook ku bogaadiyay Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA), kadib howlgal ballaaran oo guul leh oo ay ka fuliyeen Howdka Fog ee Badda Madow. Howlgalka oo socday afartii maalmood ee la soo dhaafay ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka

Read More
Africa News Somali

Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka ku tumashada Dastuurka KMG ah.

Muqdisho/Jubaland – Dowladda Jubaland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay si adag ugu cambaareyneyso Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay inay si mas’uuliyad-darro ah u waddo wax ka beddelka Dastuurka KMG ah, kana tallaabsaneyso habraacyadii sharciyeed ee ku qeexnaa hannaanka wax ka beddelka Dastuurka. Qoraalka Jubaland ayaa lagu sheegay in tallaabooyinka socda ay khatar ku yihiin

Read More
Africa News Somali

Fashilkii Siyaasadeed ee Villa Soomaaliya iyo ka laabashadii Go’aanka Sharci-darrada ahaa.

Go’aamadii siyaasadeed ee lagu saleeyay sharciyo baalmarsan dastuurka, kuwaas oo si toos ah loola beegsaday Jubaland iyo Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ugu dambayn ku dhammaaday fashil buuxa. Tallaabooyinkaas oo lagu muujiyay cadaadis siyaasadeed iyo faragelin toos ah, ma aysan gaadhin natiijadii laga lahaa, balse waxay bannaanka soo dhigeen daciifnimada jihaynta siyaasadeed

Read More
Africa Somali

Shirweynihii Kismaayo oo Guul Kusoo Dhamaaday, War-saxaafadeed Culusna Waa Laga Soo Saaray

Kismaayo – Shirweyne muhiim ah oo maalmahan ka socday magaalada Kismaayo ayaa si guul ah kusoo dhammaaday, kaddib wada-tashiyo iyo doodo miro-dhal ah oo ay yeesheen dhinacyadii ka qeybgalay. Gabagabadii shirweynaha, waxaa laga soo saaray war-saxaafadeed culus oo lagu faahfaahiyay go’aannada la gaaray, qodobadii laga heshiiyay, iyo jihada mustaqbalka ee arrimaha laga dooday. War-saxaafadeedka ayaa

Read More
Africa News Somali

Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo Kismaayo ka Furmay: Fursad Cusub oo Lagu Xoojinayo Dhismaha Dowladnimo.

Kismaayo – Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka qeybgalaya Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo haatan si rasmi ah uga socda Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo. Shirka ayaa isu keenay hoggaamiyeyaal siyaasadeed, waxgarad, iyo daneeyayaal kala duwan oo ka kala yimid gudaha iyo dibadda dalka. Shirkan muhiimka ah ayaa diiradda

Read More
Africa Opinions Somali

 Xasan Maxamuud iyo Rabitaankiisa Siyaasadeed ee Waalida ah.

Falanqaynta Siyaasada Soomaaliya: HornCurrent  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar labaad kusoo laabtay kursiga madaxtinimada, isagoo markii hore xilkaas hayay intii u dhaxaysay 2012 ilaa 2017. Laakiin maanta, sanadihii uu ku jiray xilka labaad (2022–2025), waxaa muuqata in dalka uu galay marxalad siyaasadeed oo mugdi ah, middaas oo calaamad u ah fashilka hoggaamineed ee

Read More
Africa News Somali

Dowladda Itoobiya oo Soo Bandhigtay Hub Dhuumaalaysi ah oo La Soo Galiyay Gudaha Dalka.

Nageyle (HornCurrent) – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay hub aad u badan oo si dhuumaalaysi ah lagu soo gelinayay gudaha dalka. Saraakiisha sirdoonka Itoobiya ayaa magaalada Nageyle ku soo bandhigay ku dhowaad 800 qori iyo in ka badan 3,000 xabbadood oo rasaas ah, kuwaas oo lagu qabtay hawlgallo kala duwan

Read More
Africa Opinions Somali

50% BEEN AH: Sharci aan la ansixin iyo marin habaabinta shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanka.

Muddooyinkii u dambeeyay, Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Cagjar, ayaa si isdaba joog ah u sheegay in deegaanka uu xaq u leeyahay 50% dakhliga shidaalka ee laga soo saaro dhulka Soomaalida. Hadalkan, oo si weyn looga faafiyay warbaahinta deegaanka, ayaa loo soo bandhigay sidii guul siyaasadeed iyo sharci ah oo uu deegaanku gaaray. Laakiin marka la

Read More
Africa News Somali

War-Saxaafadeed

Annagoo ah Xildhibaanada labada Aqal ee hoos ku saxiixan oo degaan doorashadoodu tahay Dowladda Jubbaland, waxaan maalmahan si hoose ula soconnay xog ku saabsan damaca gurracan ee Madaxweynaha muddo xileedkiisu gabaabsi yahay Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku doonayo burburinta nidaamka Federaalka ah iyo maamulka Dowladda Jubbaland. Waxaan ognahay in faragelinta iyo duullaanka qaawan ee Xasan

Read More
Africa News Somali

Mw Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Gaadhay Kismaayo, Iyo Mw Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Oo Soo Dhoweeyay

Kismaayo, HornCurrent – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, xarunta dowlad-goboleedka Jubbaland, kaddib muddo hal sano ah oo khilaaf siyaasadeed uu u dhexeeyay dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), masuuliyiin sare oo ka tirsan

Read More