Maamulka Fadhiidka ah ee Mustafe Cagjar iyo Qiimaynta Been-abuurka ah ee Xafiisyada:
Maamulka uu hoggaamiyo Mustafe Muxumed Omar (Cagjar) ayaa mar kale kusoo laabtay dhaqankii uu caadaystay – is-masax iyo is-qurxin been ah oo lagu magacaabo “Qiimaynta waxqabadka xafiisyada dowladda.” Balse xaqiiqdu waxay tahay: Qiimayntani maaha mid lagu ogaanayo waxqabad, balse waa hab loogu xalaalaynayo musuqii dhacay – si gaar ah lacagtii 41-ka bilyan ee miisaaniyadda sanadkii