Jubaland iyo Dowladda Federaalka: Halkee ayuu ka Xirmay Xalka Siyaasadeed?
Horncurrent – Moqdisho Kadib baaritaan qoto dheer iyo indha-indhayn siyaasadeed oo ay sameysay Horncurrent, waxa muuqata in khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo maamulka Jubaland uu salka ku hayo kalsooni darro, ballan-qaadyo jabay, iyo cadaadis siyaasadeed oo muddo socda. Jubaland oo door muuqda ka qaadatay amniga iyo dagaalka ka

