Jubaland iyo Puntland Hoggaamiyeyaashooda oo Kulan Miro-dhal ah ku yeeshay Nairobi
Nairobi (HornCurrent) – Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Jubaland iyo Puntland, Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan miro-dhal ah ku yeeshay magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya. Kulankan ayaa lagu qabtay madasha Samatabixinta Soomaaliya, waxaana hoggaamiyeyaasha Jubaland iyo Puntland ay la yeesheen wada-hadallo muhiim ah siyaasiyiin

