Waxaa la ansixiyay Miisaaniyadda Deegaanka ee S.M. 2018 T.I., taasoo ah lacag ka badan 65.7 bilyan oo birr.
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar, ayaa furay Kal-fadhiga 1aad ee Golaha Fulinta DDS ee sannad-miisaaniyadeedka 2018 T.I., kaasoo lagu ansixiyay ajandayaal ay ka mid ahaayeen: 1.Warbixinta waxqabadka Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ee S.M. 2017 T.I. (Hamle 2016 – Sane 2017 T.I.)2.Bayaanka meel-marinta Miisaaniyadda DDS. Miisaaniyadda la ansixiyey ayaa ka badan 65% miisaaniyaddii la ansixiyay sannad-miisaaniyadeedkii

