Muqdisho: 1,200 Neef oo Geel ah oo Lagu Qalayo Munaasabadda Mawliidka.
Horncurrent News – Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu soo bandhigay 1,200 neef oo geel ah, kuwaas oo loo qorsheeyey in lagu qalo munaasabadda barakeysan ee soo dhowaysa – Mawliidka Nabigeenna Muxammad (NNKH). Munaasabadda Mawliidka oo ah maalinta dhalashada Rasuulka (NNKH) ayaa si weyn loogu xusaa goobo badan oo caalamka ah, waxaana Soomaaliya

