Hussein Nuur Taariikh Samayso ( Make your own History). Hana ku masayrin kuwa Taariikhda Samaystay.
Dr. Mohamed Siraad Dolaal, wuxuu halganka qadiyadda shacabka deegaanka kaga jiraa BAAL DAHAB AH. Inta halgan ee uu soo galay xornimadda shacabka deegaankana waa mid cad oon mugdi kujirin. Halgankii soomali galbeed ee 1977 jamhaddii soomali galbeed markii uu Dr. Dolaal ka dagaalamayay buurtan karamardhaha xageed jirtay ? Markii uu Dr. Dolaal uu kula dagaalamayay