Warbixin Baaritaan: Dhagaxmadow iyo Siyaasadda Munaafaqnimada Mustafe Cagjar
Waxaa diyaariyey: Horncurrent Media Investigations – Jigjiga Hordhac Mustafe Cagjar, Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaa lagu xantaa inuu mar walba isticmaalo xeelad aanu ugu yeedhnay “mashquulinta siyaasadeed” — taas oo micnaheedu yahay in markasta oo cabasho iyo caro shacabka ka soo hor baxaan, uu abuuro dhacdooyin la macmiley si dareenka bulshada loogu leexiyo dhinac kale.