August 3, 2025

News

News

Global News
Stay informed with the latest developments from around the world. This category delivers timely coverage of international events, geopolitics, economic trends, conflicts, diplomacy, and major global issues. From breaking news to in-depth reports, Global News keeps you connected to the stories that shape our world.

Africa Ethiopia News Somali

Baaq Bulsho oo Ka Yimid Gobolka Afdheer

Cod Midaysan oo Ku Saleysan Dareenka Shacabka iyo DantaDeegaanka Soomaalida. Annaga oo ah waxgaradka, aqoonyahanka, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada, iyo dhammaan shacab waynahaGobolka Afdheer, waxaan si qoto dheer u falanqeynay xaaladdasiyaasadeed ee ka jirta deegaanka Soomaalida. Ka dib markiiaan si mideysan u uruurinay dareenka bulshada iyotabashooyinka taagan, waxaan soo saarnay baaq rasmi ah oosalka ku

Read More
Africa Amharic News

የሕዝቡን የመሠረተ ልማት ጥያቄዎች የመመለሱን ተግባር ለማጠናከር የገቢ አቅምን ማሳደግ ያስፈልጋል – ርዕሰ መስተዳድር አሻድሊ ሀሰን

አሶሳ፤ ሐምሌ 19/2017 በክልሉ የሕዝቡን የመሠረተ ልማት ጥያቄዎች የመመለሱን ተግባር ለማጠናከር የገቢ አቅምን ይበልጥ ማሳደግ እንደሚያስፈልግ የቤኒሻንጉል ጉሙዝ ክልል ርዕሰ መስተዳድር አሻድሊ ሀሰን ተናገሩ። የቤኒሻንጉል ጉሙዝ ክልል ምክር ቤት መደበኛ ጉባኤ በከሰዓት ውሎው ርዕሰ መስተዳድሩ ባቀረቡት የ2017 በጀት ዓመት ሪፖርት ዙሪያ የምክር ቤት አባላት ጥያቄ እና አስተያየት አቅርበዋል። የምክር ቤቱ አባላት የመንገድ፣ የጤና እና ሌሎች

Read More
Africa Ethiopia News Somali

Xildhibaan Faysal Cumar Oo xadhig Iyo Jidh-dil La Iskugu Daray

Jigjiga (horncurrent.com ) – Xildhibaan Faysal Cumar oo ka tirsan baarlamaanka Deegaanka Soomaalida ayaa la iskugu daray xadhig iyo jidh-dil xun oo maanta loogu geystay xarunta baarlamaanka dhaxdiisa. Sida ay KaramaraTV u xaqiijiyeen xubno ka mid ah Golaha Xildhibaannada DDS, Xil. Faysal ayaa markii uu saaka tegay baarlamaanka, waxa u yeedhay afhayeenka baarlamaanka iyo mas’uuliyiin

Read More
Africa English Ethiopia News

Press Statement Issued by the Traditional Elders, Religious Scholars, and Intellectuals of the Somali Regional State (DDS)

Date: July 24, 2025Location: Addis Ababa, Ethiopia We, the Traditional Elders, Religious Leaders, Intellectuals, and members of the broader civil society of the Somali Regional State (DDS), express our deep concern regarding the current political, security, and administrative conditions facing our region. We respectfully urge the Federal Government of Ethiopia, the ruling Prosperity Party, any

Read More
Africa English News

Puntland Rebuts Piracy Allegation, Confirms Seizure of Military Cargo Linked to Turkey

HornCurrent.com | July 24, 2025 Garowe, Puntland – The Puntland State Government has firmly rejected accusations of piracy made by the Federal Government of Somalia (FGS), following the July 18 seizure of the cargo vessel MV Sea World off the Bareda coast in Ras Asay. In a press release issued today, Puntland confirmed that its

Read More
Africa News Somali

Waxaa la ansixiyay Miisaaniyadda Deegaanka ee S.M. 2018 T.I., taasoo ah lacag ka badan 65.7 bilyan oo birr.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar, ayaa furay Kal-fadhiga 1aad ee Golaha Fulinta DDS ee sannad-miisaaniyadeedka 2018 T.I., kaasoo lagu ansixiyay ajandayaal ay ka mid ahaayeen: 1.Warbixinta waxqabadka Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ee S.M. 2017 T.I. (Hamle 2016 – Sane 2017 T.I.)2.Bayaanka meel-marinta Miisaaniyadda DDS. Miisaaniyadda la ansixiyey ayaa ka badan 65% miisaaniyaddii la ansixiyay sannad-miisaaniyadeedkii

Read More
Africa English News

ALERT: Somali Salvation Forum Condemns Federal Government’s Role in Escalating Conflict in Gedo Region

Horncurrent.com | July 23, 2025 The Somali Salvation Forum has issued a strong condemnation of the recent violence in the Gedo region’s Balad-Hawo district, directly accusing the Federal Government of fueling renewed clashes between federal forces and Jubbaland regional troops. In a press release issued today, the Forum expressed grave concern over the deadly confrontations,

Read More
Africa Ethiopia News Somali

Jigjiga: Gabar Yar oo Si Naxdin Leh Loo Dilay, Amniguna Faraha Kasii Baxaya

Jigjiga, DDS – Magaalada Jigjiga, caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida, ayaa markale wajahday dhacdo naxdin leh oo argagax iyo cabsi ku abuurtay bulshada deegaanka. Gabar yar oo dhallinyaro ahayd, laguna magacaabi jiray Nimco Maxamed, ayaa si arxan darro ah loogu dilay magaalada, kadib markii koox aan la garanayn ay afduubteen. Wararka ay heshay Horncurrent.com ayaa sheegaya

Read More
Africa News Somali

WAR DEG-DEG AH: Dagaalo Khasaare Geystay oo ka Dhacay Magaalada Baladxaawo, Jubaland.

Baladxaawo, Jubaland – Dagaallo culus oo geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka ka dhacay magaalada Baladxaawo ee ku taalla gobolka Gedo, Jubaland, sida ay xaqiijinayaan ilo xog-ogaal ah oo la hadlay Horncurrent.com. Dagaallada ayaa u dhexeeyay ciidamada dowlad-goboleedka Jubaland iyo maleeshiyaad la sheegay inay ka amar qaataan dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasoo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan,

Read More
Africa Amharic News

በአፍሪካ የህጻናት የማንበብ እና መረዳት ችግርን ለማጥፋት ልዩ ትኩረት ተሰጥቶታል- የአፍሪካ ህብረት

አዲስ አበባ፤ ሐምሌ 14/2017 , የአፍሪካ ህብረት በአህጉሪቱ ህጻናት ያለባቸውን የማንበብ እና የመረዳት ችግር እ.አ.አ በ2035 ለማስቀረት በልዩ ትኩረት እየሰራ እንደሚገኝ አስታወቀ። በአፍሪካ በቀዳማይ ልጅነት ዘመን የህጻናት መሰረታዊ የማንበብ፣ የመጻፍ እና የሂሳብ ክህሎቶችን ማላቅ ላይ ትኩረቱን ያደረገ ከፍተኛ የባለድርሻ አካላት አውደ ጥናት ሐምሌ 15 እና 16 ቀን 2017 ዓ.ም በህብረቱ ዋና መቀመጫ አዲስ አበባ ይካሄዳል።

Read More