Gudiga Hagida Mashaariicaha Yoolasha hormarka Waara oo Ansixiyey Miisaaniyad dhan 1,397,200,000 oo Birr
Gudiga Hagida Mashaariicaha Yoolasha Horumarka Waara oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa yeeshay kulan lagu dardargelinayo mashaariicda hiigsiga