Jubaland iyo Puntland Hoggaamiyeyaashooda oo Kulan Miro-dhal ah ku yeeshay Nairobi
Nairobi (HornCurrent) – Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Jubaland iyo Puntland, Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Mudane Saciid Cabdullaahi

