Kismaayo – Shirweyne muhiim ah oo maalmahan ka socday magaalada Kismaayo ayaa si guul ah kusoo dhammaaday, kaddib wada-tashiyo iyo doodo miro-dhal ah oo ay yeesheen dhinacyadii ka qeybgalay.
Gabagabadii shirweynaha, waxaa laga soo saaray war-saxaafadeed culus oo lagu faahfaahiyay go’aannada la gaaray, qodobadii laga heshiiyay, iyo jihada mustaqbalka ee arrimaha laga dooday. War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale taabanaya arrimo la xiriira siyaasadda, amniga, iyo wada-shaqeynta dhinacyada ay khusayso.
Faahfaahinta war-saxaafadeedka oo dhameystiran ka akhriso waraaqaha lifaaqa hoose.

